Hadafka 1 - Taageerida Badbaadada Bulshada

Taageerida badbaadada beesha waa udub dhexaadka shaqadayada Waaxda Booliiska Victoria. Qorshahayaga istiraatijiyadeed ee 2020 wuxuu qaataa hab saddex-dhibcood ah oo ku wajahan badbaadada bulshada: la dagaalanka dembiyada, ka hortagga dembiyada, iyo ka qayb qaadashada firfircoonida bulshada.