Tani waa inaan codsado in faraha iyo sawirka la baabi'iyo. Waxaan qirayaa in qoraal ahaan la igu soo ogeysiin doono ciwaanka hoos ku qoran marka codsiga la helo iyo mar labaad marka hawsha la dhammeeyo. Waxaan sidoo kale qirayaa in codsigan aan la aqbali karin haddii xaaladuhu ay ka baxsan yihiin hab-raacyada Siyaasadda Waaxda Booliiska Victoria.